Mareykanka oo hakinaya dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO.
Waxa uu sheegay in...
RW KHeyre oo Go’aamiyay In Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir La Siiyo Lacago Ay...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Feedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah lagu...
Dowladda oo bogaadisay dowrka Dhaqaatiira Soomaaliyeed ee ku saabsan Xakameynta COVID-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan badbaadinta shacabka iyo dagaalka...
Madaalihii hobollada Waaberi oo Muqdisho ku geeriyooday
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa waxaa ku geeriyooday allaha unaxariiste madaalihii hobollada qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi Cumar Cabdulle Shooli.
Fannaanka ayaa u geeriyooday cudurka...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Canshuur dhaaf
Dawladda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan saameyn ku yeelan...
Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in jaadkii la soo galiyo Baladweyne la gubi...
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan iyo saraakiil kale oo kormeer ku tagay deegaano ku teedsan xadka kala qeybiyay Soomaaliya iyo Itoobiya halkaasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Masar oo cambaareeyay dad hor istaagay aaska dhakhtarad ‘fayraska’ u dhimatay
Ra'iisul Wasaaraha Masar ayaa waxa uu cambaareeyay koox dad ah oo ku nool tuul dalkaas ku taal kuwaas oo hor istaagay aaska dhakhtarad lagu...
Imaaraadka Carabta oo gargaar caafimaad ku wareejiyay dowladda Soomaaliya
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq daawo ah iyo qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka karoona Feyris ku wareejisay dowladda federaalka Soomaaliya kadib markii...
Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19 oo kulan ka yeeshay Xakameynta Karoonaha
Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dadaallada...
Guddiga dhismaha masaajidka Cumar Binu Khadaab ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato...
Guddoomiyaha guddiga dhismaha masaajidda Cumar Binu khadaab ee magaalada Baladweyne Cumar Sheekh Cabdulahi Maade oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ka codsaday shacabka Somaaliyeed...