Goobaha lagu farsameeyo Sariiraha oo kusoo badanaya Magaalada Dhoobley

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Muddoonyinkii u danbeeyey magaalada Dhoobley waxa kusoo badanayay Goobaha lagu farsameeyo sariiraha Jiifka, Miisaska Guryaha la dhigto iyo Agabyo kale oo muhiim...

Maamulka Dusiga Cumar Binu Khidaab oo ka warbixiyey xaaladda waxbarasho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Maamule ku xigeenka Iskuulka Cumar Binu khidaab ee maagalada Dhoobley Cabdullaahi Maxamed Aadan oo aan xafiikiisa ku booqanay ayaa ka warbixiyay imtixaanaadkii...

Warka subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir https://www.facebook.com/104840017866386/videos/748524469260471/

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Axmed Suldaan Shiine https://www.facebook.com/104840017866386/videos/326894048732344/

Warbixin ku saabsan Jacaylka iyo Dhalinyarada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Warbixintan waxaanu eegaynaa Jacaylka Dhalinyarada marka la eego Ragga iyo Dumarka, Hadaba Bulshada ku nool magaalada Dhoobley ayaa aragtidooda ka dhiibtay, waxaana...

Afmadow oo yeelanaysa Gole deegaan Soddon sano kadib

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dagmada Afmadow ee Gobalka Jubada hoose oo kamid ah Degmooyinka ugu Facaweyn dalkeena Soomaaliya ayaa la filayaa in ay dhawaan yelato gole...

Warka subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Axmed Suldaan Shiine https://www.facebook.com/104840017866386/videos/349310529548793/

Warka subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullahi https://www.facebook.com/104840017866386/videos/3476537972367292/

Mid kamid ah Jaaliyadaha Jubaland ay ku leedahay Adduunka oo Abaal marin guddoonsiisay ardayad...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Mid kamid ah Jaaliyadaha Jubaland ay ku leedahay wadamada Dibadda ayaa abaal marin guddoonsiisay Fardawso Xuseen Khaliif oo kamid ah ardaydii kaalmaha...