Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:- Xasan Maxamed Cabdullahi
https://www.facebook.com/104840017866386/videos/2856773661211012/
Gaadiid noociisu ku cusub yahay deegaanka oo kusuu biirey gawaarida dadku ay u adeegsadaan...
Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Magalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waa Magalo ku wanaagsan Ganacsiga taasi oo ay u sahlayso goobta ay ku taalo oo ah...
Goobaha waxbarasho ee deegaankan dhobley oo ay kusoo badanayaan gabdhaha doonaya inay waxbarashada...
Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Gabdhaha soomaliyeed ayaa waayadii danbe waxaa ay aad ugu soo badanayaan goobaha wax lagu barto
dhoobley waxaa ay ka mid tahay meelaha ay...
Maalinta Farxalka Adduunka oo maanta laga xusay Magaalada Dhoobley
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Maalinta farxalka Adduunka oo dunida oo dhan laga xuso 15 ka october ayaa maanta Magaalada Dhoobley munaasabad arrinkaasi ku saabsan lagu qabtey, munaasabaddan...
WFP oo Sheegtay in Cuntada Ardayda Lagu siiyo Goobaha Waxbarashada ay Kordhisay Tirada Ardayda...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Iyada oo maanta caalamku xusayo maalinka Cuntada Aduunka si loogu baraarugo baahida ayaa hey’adda WFP waxay ay sheegtay in cunada ay siiso...
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Jowhar
Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo mudooyinki la soo dhaafay shaqo u joogay caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
Madaxweynihii Kyrgyzstan oo is casilay ka dib todobaadyo deganaansho la’aan ah
Madaxweynaha Kyrgyztan Sooronbai Jeenbekov ayaa khamiistan maanta ah, ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii dalkaas uu ku jirey todobaadyo qas iyo fowdo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah
Muqdisho (Idaacadda Sanguuni) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha...
Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo sheegtay in Ceelasha Biyaha Deegaanka Dhoobley ay leeyihiin Bakteeriyo Caafimaadka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Deeganka Dhoobley ayaa baadhitaan lagu samayeeyay Ceelasha Biyaha ay dadka, Magaaladu ka cabaan in ay yihiin Kuwo Wasakhaysan islamarkaana, laga helay Bakteeriyo...