Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.

Kulaylka ka jira magaalada Dhoobley oo sababay inay Bulshadu buux dhaafiyaan goobaha lagu iibiyo...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Kulayl aad u daran ayaa laga dareemayaa magaalada Dhoobley iyo guud ahaanba gobolada Dalka iyadoo goobaha cabitaannada gaarka ah lagu cabo laga...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:- Bashiir Maxamed Daahir

Dhakhaatiirta Caafimaadka oo ka digaya inay bulshadu isu timaaddo sababo la xidhiidha inuu soo...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Iyadoo dunida oo dhan laga wada digayo isku imaatinka sababa laxariira caabuq sidaha corona, Dhaqaatiirta iyo Wasaaradda Caafimadka ayaa sidoo kale ku...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Axmed Suldaan Shiine.

Ganacsatada Dhoobley oo kaalin ka qaadanaya bilicda magaalada

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ayaa Mudooyinkii uu Danbeyey ku Talabsaneysay horumar dhanka ganacsiga ah iyadoo ganasatada deegaanku ku soo kordhinayeen...

Haween ku nool deegaanka Dhoobley oo ka ganacsiga khudaarta ka biila qoysaskooda

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Khudaarta iyo dalagga beeraha waa mid kamid ah ilaha wax soo saarka dalkeena kuwooda ugu waaweyn, taasi oo marka ay so g'odo...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:- Bashiir Maxamed Daahir

Maqnaanshaha Internetka oo saamayn ku yeelatay dadka deegaanka Dhoobley

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Adeegga internetka ayaa maqan waxaana khad la,aan ah adeegga shirkadaha bixiya internetka, cillad guud ayaa jirta oo aan la sii faahfaahinin sababta...

Bulshada ku nool Deegaanka Dhoobley oo cabasho ka muujiyay lacag been abuur ah oo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Muddooyinkii danbe waxa kusoo badanayay magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose lacag Soomaali loo sameeyey hab been abuur ah, taasi oo dhibaatooyin...