Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Bashiir Maxamed Dahir.
Culimada Deegaanka Dhoobley oo ku taliyay in Eebbe ka cabsiga la badiyo si loo...
Xili maalmihii uu danbeeyey kulayl aad u daran uu ka jiray magaalada Dhoobley ee gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay culimadda Degaanku ugu baqeen...
Talaalka Xanuunka Booliyada oo ka bilawday qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Dhoobley
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Talaalka Booliyada oo muddo afar maalin ah soconaya ayaa laga bilaabay deegaanka Dhoobley, waxaana lagu talaalayaa carruurta ka yar shanta sano.
Xamdi Sugow...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:- Cumar Maxamed Dayib
Wasarada Arimaha Gudaha Jubaland oo Agab Caafimaad ku Wareejisay Maamulka Degaanka Dhoobley
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Agab Caafimaad oo isugu Jira Noocyada Kala Duwan ee loogu Tala Galay in looga hortago Xanuunka Faafaha Daran ee Coved 19 aya...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Cumar Maxamed Dayib.
Macalimiinta dugsiyada Quraanka Xaafadda Danwadaag oo sheegay inay Carruurta danyarta ah si lacag la,aan...
Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Barashada Quraanka Kariimka ah iyo diinta Islaamka ah ayaa waxa ay dadka Soomaaliyeed ka tahay udub dhexaad, Xaafadda Danwaag ee magaalada...
Adeegga Safaricom Branch oo kamid noqday adeegyada ay ku faa’ideen Bulshadda ku kala nool...
Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ayaa ah mid isku xirta kenya iyo Soomaaliy a, waxaana waayadii u danbeeyey ka muuqanayay horumar Balaadhan oo dhanka...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:- Bashiir Maxamed Daahir
.
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Xasan Maxamed Cabdullahi.