In kabadan 100,000 oo ruux oo maalin qura dalka Maraykanka ku dhacay Corona Virus
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) In kabadan 100,000 oo kiis oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay wadanka Mareykanka 24’kii saac ee ugu...
Madaxwaynaha dalka Malawi oo ka cadhooday qish lagu sameeyay imtaxaanka Qaranka ee dugsiyada sare.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Madaxwaynaha dalka Malawi Lazarus Chakwera ayaa si aad ah uga carooday qish la sheegay in lagu sameeyay imtaxaanada dugsiyada sare ee dalkaasi.
Madaxwayanha...
Somaliland oo mamnuucday in degaanadeeda ay ka howlgallaan gaadiidka gurran
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Somaliland ay ku yeesheen habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:-Xasan Maxamed Cabdulaai
https://www.facebook.com/104840017866386/videos/1005514653206504/
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:- Xamdi Sugow Lamaane
Gaadiidlayda Dhoobley oo cabasho ka muujiyay saameynta uu Roobku ku yeeshey isu socodka Gaadiidka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Robabka ka da ay deegankan dhoobley ayaa waxaa uu sameeyay nolosha dhamaan dadwaynaha degaanka dadka gawaadhida ku wata magalada ayaa ka cabanaya...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaysa:-Cabdicasiis Cabdullaahi Siraad
QM oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Ethiopia
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira.
Xoghayaha...
Qareen Baxsad ahaa oo Isu soo Dhiibay Maxkamadda ICC
Baladweyne (Radio Beerlula)- Paul Gicheru oo ah qareen baxsad ahaa oo u dhashay Kenya ayaa isu soo dhiibay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada (ICC)...
Raiisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tagay goobaha biyaha laga dhurayo ee Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay wadada aada garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo laga dhurayo biyaha xiray...