Dowlada Soomaliya oo ka warbixisay xaalada caafimaad ee Dalka.
Wasiirka caafimadda Soomaaliya iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo xakameyn lahaa cudurka...
Cilmi-baaris lagu ogaaday in Shaaha Sanjabiisha leh uu yahay Xanuun baab’iye
Cilmi baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in Shaaha Sanjabiilka lagu daray in uu yahay Xanuun baabi’iye uuna dawo u yahay xanuunka dumarka ku...
Giriigga oo Luxembourg u raray carruurta muhaajiriinta ah ee aanay cidna la socon
Dowladda Giriigga ayaa bilowday inay dib u dajiso carruur aanay cidna wehlin oo ku sugnaa xeryo ay muhaajiriin buux dhaafiyeen oo dalkaas ku yaal.
12-kii...
Olole wacyigelin ah oo ku saabsan ka hortaga karoonka feyris oo laga sameeyay kaamamka...
Ururka ka hortaga Faquuqa iy xadgudubka bulshada gobolka Hiiraan ayaa olole wacyi gelin ah oo ku saabsan ka hortaga cudurka karoona feyris ka sameeyay...
Dowladda oo xaqiijisay Inay bukaanno kale u geeriyoodeen Cudurka COVID-19
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen sedax qof oo kamid ah dadkii uu gudaha dalka ku helay cudurka COVID-19, taas oo tirada guud ee...
Nin sameeyay balaayiin doolar xilli lagu gudo jiro dhibaatada Coronavirus
Madaxa iyo aasaasaha shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa faa'ido gaareysa 24 balyan doolar sameeyay xilliga lagu gudo jiro dhibaatooyinka ka dhashay cudurka coronavirus kaddib...
Kulan lagu tageerayo hogaanka cusub ee isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay hogaanka cusub ee isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan islamarkana sidoo kale...
Iiraan oo soo saartay qalab meel dheer ka ogaan karo feyraska Corona.
Taliyaha ciidammada Ilaalada Kacaanka islaamiga ah ee Iiran ayaa soo bandhigay qalab gacanta lagu qabto oo uu sheegay,in lagu ogaan karo dadka qaba Coronavirus.
Qalabkan...
Guddoonka waxbarashada gobolka Hiiraan oo maamulayasha iskuulka ku amray in ardeyda shahaadiga aheyn u...
Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan Cismaan Maxamed Cilmi oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay in maamulayaasha iskuullada gobolka looga baahan yahay inay qiimeyn ku...
Mareykanka oo hakinaya dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO.
Waxa uu sheegay in...