Wasaaradda gargaarka iyo hay’adaha samafalka oo kawada hadlay sidii wax loogu qaban laha dadka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Koofur galbeed Soomaaliya,Naasir Cabdi Caruush ayaa sheegay in ay degaannada Koofur Galbeed  ka wadaan xog uruurin ku...

Wasiir Maareeye oo Sheegtay in Dabbaal-degyadii Todobaadka Xorriyadda loo Beddelay Mashaariic

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Wasiirka waraafinta Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada todobaadka xorriyadda, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in munaasabadihii lagu weyneynayay sanad-guurada 60-aad ee xorriyadda...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Hanad Cabdi Yuusuf. https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/270313057621884/?t=4

Qaar kamid ah Dhalinyrada Dhoobley oo noloshoda ka maareya Sameeynta Cuntooyinka Fudud.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Foornada lagu dubo cunnooyinka fudud sida Rootiga iyo Buskudka ayaa kamid ah goobaha ay shaqada ka helaan dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ay noloshooda ka...

Maamulka Magaalada Dhoobley oo Bulshada ugu baaqay in ka qayb galaan Dhismaha Wado laami...

0
Dhoobley(Idaacadda sanguuni)Guddiga Dhismaha wadada Magaalada Dhoobley oo shir ku yeeshay magaalada ayaa sheegay in meel wanaagsan ay wax u marayaan waxaana ay intaas ku...

Haweenka Magaalada Dhoobley oo labarayo Xirfado Shaqo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Kulan ay isugu yimaaddeen haweenka Dhoobley ayaa u jeedadiisu ahayd sidii haweenka deegaanka shaqo abuur loogu samayn lahaa, waxaana kulanka soo qaban qaabisay...

Wasaaradda waxbarashada oo soo Gaban gabeysay qorista manhajka dugsiga sare ee Dalka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa  Magaalada Muqdisho ku qabatay Xafladda Gabangabada Qoraalka buugaagta Manhajka Qaranka ee dugsiga Sare...

Bangiga aduunka oo ansixiyay $55 Milyan oo lagu kabayo misaaniyadda Doowlada Soomaaliya

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo lagu kabayo miisaanadda...

Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Looga Hortagi Karo Covid-19

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Ugu Haboon Ee Looga Hortagi Karo Faafida Cudurka...

Warka Subaxnimo Ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir. https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/878446982674981/?t=2