Xoola dhaqatada iyo beeraleyda Degmada Dhoobley oo loo qabtay Tababar.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca sugnaanta cuntada iyo adkaysiga ee FSRP oo ay si wada jir ah u Fulinayeen Wasaraadda Beeraha iyo Wasaraadda Xanaanada Xoolaha Jubbalaand ayaa...
Kulan looga hadlayay Deeqaha ay Qaramada Midoobay siiso Soomaaliya oo lagu qabtay Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa kulan la qaatay Madaxda Hay'adaha Qaramada Midoobay ee...
Qorshaha Daraaseynta Degmada Faraweyne oo la Dah-furey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Faraweyne ee dowlada soomaliland ayaa waxaa si toos ah looga haadfurey Mashruuca qorshaha dhismaha daraaseynta magalaada sida wadooyinka iyo kaabiyaasha dhaqaalaha oo...
Baarlamaanka Iran oo ansixiyay xiritaanka Marinka Hormuz.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baarlamaanka Iran ayaa si rasmi ah u ansixiyay xiritaanka Gacanka Hormuz, maadaama marin muhiim uu yahay, wuxuuna culeys ku yeelan doonaa Aduunka oo...
Deegaannada SSC-Khaatumo oo laga daahfuray Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsi dhexe.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Cawaale (Firdhiye) ayaa Maanta Deegaannada Maamulkaas si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsi...
Khamenei oo soo xulay saddex wadaad oo sare si ay u badalaan haddii la...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saraakiisha Iran ayaa sheegay in hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei, uu soo xushay saddex wadaad oo waaweyn oo u sharaxan...
Iskashatada Calafka Xoolaha Degmada Kismaayo oo loo tababar furay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowlada Jubbaland ayaa Tababar muhiim ah u qabatay iskaashatada Calafka iyo xoolo dhaqatada Magaalada Kismaayo Tababarkan ayaa...
Dhalinyarada Degmada kismaayo oo bilaabay Ol’ole Nadaafadeed.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa goobaha danta guud sida wadooyinka ka sameeyay olole nadafadeed oo kor loogu qaaday Bilicda Magaalada iyo Caafimaadka Bulshada sido...
Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay Daawooyinka xanuun baabi’yaasha sida qaldan loo isticmaalo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daawooyinka xanuun baabi’iyaasha xoggan islamarkaana la siiyo Bukaanada Dhaawacyada halista ah qaba ayaa xilagan Balwad ay maanka ku dooriyaan u noqotay qaar badan...
Maamulka Degmada Diinsoor oo bilaabaya Dhismaha Garoonka Ciyaaraha.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Axmed Aaden Cabdi oo Booqasho kormeer ah ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Degmada, si uu u soo qiimeeyo baahida loo qabo...