Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay bandhigga ganacsiga Soomaaliyeed oo Muqdisho ka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo bandhigayay Carwo ganacsiyeedka Soomaaliyeed oo ka Furmay Magaalada Muqdisho. Injineer Cabdisataar Cabdullaahi...

Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay badeecadaha laga dhoofiyo dekadda Kismaayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan dadka Soomaaliyed ayaa ah kuwa ku tiirsan ka ganacsiga xoolaha iyo dalagga beeraha waxaana kahor burburki Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya Ganacsatada...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Axmed Suldaan Shiine https://www.youtube.com/watch?v=JIl_3Pu21xM

Golaha Deegaanka Degmada Baraawe Oo loo Tababarayo Hab Nidaaminta Magaalada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar oo Socon doona Muddo 10-Maalimood ah ayaa lagu baran doonaa Nidaaminta, Qorsheynta iyo Xog Aruurinta baahiyada Degmada Baraawe, waxaana loo qabtey Maamulka...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Naxwo Axmed Kadiye https://www.youtube.com/watch?v=VB5Obgcq2gw

Ururka Dhaqaatiirta Lafaha Soomaaliya oo shir cilmiyeedkii ugu horeeyay ku qabsaday Muqdisho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay shir cilmiyeedkii kowaad ee Ururka Dhaqatiirta lafaha Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa waxaa ka qeybagalay masuuliyiin ka...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay wax ka beddelka iyo kaabidda Hindise Sharciyeedka Hey’adda Maaliyadda.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka...

Shacabka Degmada Mahadaay oo codsaday in dayactir lagu sameeyo biyo mareenka Boodaaye

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kanaaalka boodaaye ee dhexmara bartamaha Degmada mahadaay oo u baahan dayactir ballaran ayaa bulshada Degmada mahadaay waxaa ay codsadeen in dayactir lagu sameeyo...

Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha dhexe oo Codsaday in loo dhiso Xarumo Waxbarasho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka qaba baahiyah gaarka ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar oo iskuga jira rag iyo dumar ayaa ah kuwa u baahan fursadaha waxbarasho...

Ganacsatada Galmudug oo loogu baaqay iney maalgashi ganacsi ku sameeyaan Dhuusamareeb.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ay sameyneyso horumaro dhinacyo badana ayaa waxaa loogu baaqay ganacsatada reer Galmudug ay Caasimada ku...