Qaar kamid ah Dhalinyrada Dhoobley oo noloshoda ka maareya Sameeynta Cuntooyinka Fudud.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Foornada lagu dubo cunnooyinka fudud sida Rootiga iyo Buskudka ayaa kamid ah goobaha ay shaqada ka helaan dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ay noloshooda ka...
Maamulka Magaalada Dhoobley oo Bulshada ugu baaqay in ka qayb galaan Dhismaha Wado laami...
Dhoobley(Idaacadda sanguuni)Guddiga Dhismaha wadada Magaalada Dhoobley oo shir ku yeeshay magaalada ayaa sheegay in meel wanaagsan ay wax u marayaan waxaana ay intaas ku...
Haweenka Magaalada Dhoobley oo labarayo Xirfado Shaqo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Kulan ay isugu yimaaddeen haweenka Dhoobley ayaa u jeedadiisu ahayd sidii haweenka deegaanka shaqo abuur loogu samayn lahaa, waxaana kulanka soo qaban qaabisay...
Wasaaradda waxbarashada oo soo Gaban gabeysay qorista manhajka dugsiga sare ee Dalka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Xafladda Gabangabada Qoraalka buugaagta Manhajka Qaranka ee dugsiga Sare...
Bangiga aduunka oo ansixiyay $55 Milyan oo lagu kabayo misaaniyadda Doowlada Soomaaliya
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo lagu kabayo miisaanadda...
Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Looga Hortagi Karo Covid-19
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Ugu Haboon Ee Looga Hortagi Karo Faafida Cudurka...
Warka Subaxnimo Ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir.
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/878446982674981/?t=2
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warantay Xaaladihii ugu Dambeeyey ee COVID-19 dalka Soomaaliya
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona...
Sacuudiga oo Soo Saaray Go’aan Rasmi ah oo Ku saabsan Xajka ee Sanadkaan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa soo saartay go’aan ay sanadkan xajka uga hakinayso dadka ka soo xajinaya dalkeeda dibaddiisa imanaya si loo xakameeyo fiditaanka...
Saddix carruur ah oo laga helay cudurka Corona cusibitaal ku yaalla Mexico.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saddex canug oo mataana ah oo ku dhashay cusibitaal ku yaalla Mexico ayaa laga helay cudurka Corona kaddib markii baaritaan lagu sameeyay, waxay...