Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Deni oo kusii jeeda Galdogob
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Talaado ah ku wajahan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.
Socdaalka Madaxweynaha, oo...
Galmudug oo soo rogtay sharci cusub oo ku socda Ganacsatadda
Maamulka Galmudug ayaa Canshuur kusoo rogay dhammaan qeybaha kala duwan ee ganacsiyadda iyo sidoo kale Canshuuraha guud ee maamulka Sidda uu sheegay Wasiirka Maaliyadda...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cumar Maxamed Dayib .
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/813639982374010/?t=0
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cumar Maxamed Dayib .
Golaha Shacabka oo yeelanayo kulan ku saabsan miisaaniyadda 2020
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...
Duulimaadyada Caalamiga oo manta si rasmi ah dib uga bilowday dalka.
Maanta waxaa dib loo furay duulimaadyada caalamiga ah ee dalka,ka dib markii cudurka safmarka ah ee Koroona Fayrus uu sababay in muddo 134 cesho...
Dadka danyarta ah ee ku ganacsada hareeraha wadooyinka ee magaladan dhooblay oo ka cabanaya...
Ganacsatada yaryar ee ku shaqaysta hareeraha wadada wayn ee dhaxmarta badhtamaha suuqa ee magaladan dhooblay ayaa cabasho ka muujiyay biyaha nadaafad darada keenaya ee...
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah bulshada kismaayo
Tababarkaan oo lagu baranayay sida looga hor tagi karo Covid-19 ayaa waxaa loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo.
Waxaana soo qabanqaabiyey tababarkan...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cumar Maxamed Dayib.
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/606729306938945/?t=17
WHO oo Afrika uga digtay halista ka imanaysa qaadista xayiraadaha cudurka Covid-19
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO loo soo gaabiyo ayaa Waddamada Afrika uga digay in ay fududeeyaan ama qaadaan xayiraadaha Cudurka Coronavirus, maadaama tirada Dadka...