Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashir Mohamed Dahir . https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/626396704748766/?t=3

Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Turkiga

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hoggaaminaayey oo garay dalka Turkiga,ayaa waxaa Magaalada Istanbul ee daalkaasi ku...

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jubaland oo saxiixday Mashruuc biyo galin ah

0
Kismaayo (Idaacadda Sanguuni) Wasaaradda macdanta,tamarta iyo biyaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo Hay’adda NRC ayaa iska kaashanaya mashruuc biyo gelin ah oo loo sameeynayo dadka...

Haweenka Soomaaliyeed oo buuxiyey boosaskii aabeyaasha marka la eego masuuliyadda qoyska

0
Dhobley (Idaacadda Sanguuni)Haween badan ayaa subax walba guryahooda kasoo shaqo taga si ay nolo maalmeedkooda ugu raadiyaan carruurtii ay xaafadda kaga soo tageen, mararka...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashir Mohamed Dahir . https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/296657221656625/?t=10

Mashruuca sanduuqa horumarinta caasimadda oo ka bilowday galmudug.

0
Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca...

Cabsi laga qabo inay go’do wadada xiriirisa Muqdisho & Jowhar

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay soo korotay cabsi laga qabo in fatahaadda wabiga Shabeelle uu...

Isticmaalka Caanaha geela oo kusoo badanaya Magaalada Dhoobley

0
Caanaha laga maalo geela ayaa noqday waxa ugu weyn ee haatan laga ganacsado iyadoona ay jiraan goobo waaweyn oo kaliya loogu hagaago caanahaasi, arrintan...

Iibinta Cunooyinka Fudud oo shaqo abuur u noqotay hooyooyin garan la,aa meel ay u...

0
Dhobley (Idaacadda Sanguuni) Ka Ganacsiga cunooyinka fudud ee qaarkood la dubo kuwaasoo ay kamaid tahay Sinsintu ayaa fursad shaqo oo nolol maalmeedka laga heli...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir . https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/655669548379493/?t=0