Madaalihii hobollada Waaberi oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa waxaa  ku geeriyooday allaha unaxariiste madaalihii  hobollada qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi Cumar Cabdulle Shooli. Fannaanka ayaa u geeriyooday cudurka...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Canshuur dhaaf

0
Dawladda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan saameyn ku yeelan...

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in jaadkii la soo galiyo Baladweyne la gubi...

0
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan iyo saraakiil kale oo kormeer ku tagay deegaano ku teedsan xadka kala qeybiyay Soomaaliya iyo Itoobiya halkaasoo...

Ra’iisul Wasaaraha Masar oo cambaareeyay dad hor istaagay aaska dhakhtarad ‘fayraska’ u dhimatay

0
Ra'iisul Wasaaraha Masar ayaa waxa uu cambaareeyay koox dad ah oo ku nool tuul dalkaas ku taal kuwaas oo hor istaagay aaska dhakhtarad lagu...

Imaaraadka Carabta oo gargaar caafimaad ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

0
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq daawo ah iyo qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka karoona Feyris ku wareejisay dowladda federaalka Soomaaliya kadib markii...

Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19 oo kulan ka yeeshay Xakameynta Karoonaha

0
Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dadaallada...

Guddiga dhismaha masaajidka Cumar Binu Khadaab ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato...

0
Guddoomiyaha guddiga dhismaha masaajidda Cumar Binu khadaab ee magaalada Baladweyne Cumar Sheekh Cabdulahi Maade oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ka codsaday shacabka Somaaliyeed...

Karoona oo saameyn ku yeeshay shirkadaha sameeya filimaanta

0
Iyadoo adduunka oo dhan uu u xayiran yahay cudurka Covid-19 awgiis, shirkadaha filimada sameeya ee dalka Hindiya waxay wajahayaan dhibaato xooggan oo dhinaca dhaqaalaha...

Culumadda Baladweyne oo ka shiray ka hortaga cudurka karoona

0
Kulankan oo lagu qabtay masaajidka Bardaha oo ku yaalla xaafadda Xaawa-Taako ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeybgalay culimada magaalada macaliimta dugsiyada qur'aanka imaamyada...

Somaliland oo sheegtay inay diwaangeliyeen saddex kiis oo cusub oo ku saabsan cudurka karoona

0
Shirkan jaraaid oo ay siwada jir ah magaalada hargeysa ugu qabteen wasiirka wasaarada horumarinta  caafimadka soomaliland Cumar Cali   Cabdulahi iyo agaasimaha guud ee wasaarada...