Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad

Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay guddiga xulista ergooyinka qabashada doorshada 2-kursi

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban SEIT Jubbaland ayaa shaaciyay guddiga xulista ergooyinka kuraasta #HOP029 & #HOP124. Guddiga ayaa ku wargeliyay musharraxiinta labadaan kursi in ay...

Madaxweynaha Suuriya oo ka degay Isutagga Imaaraadka Carabta

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Suuriya, Bashar Al-Asad ayaa booqasho ku tegay Isutagga Imaaraadka Carabta, safarkaas oo ahaa kii ugu horreeyay ee dal Carbeed uu ku gaaro...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi

Wadeyaasha Gawaadhida Magaalada Kismaayo oo cabasho ka muujiyay mashquulka wadada hal-bowlaha ah ee Magaalada.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inkastoo magaalada kismaayo ay hormar kasamaysay dhinacyo badan oo kamid ah adeegyada aas aasiga ah ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa si wayn ugu...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo xariga ka jaray dugsiyo waxbarasho oo laga hirgeliyey Dhoobley.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboledka jubbaland mudane Cabdinasir seeraar ayaa soo gaarey magaalada dhoobley ee gobolka jubbada hoose.wasiirka iyo...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/3335386810041108/

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1610243179353809/

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Garoowe

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka nugaal ayaa waxaa ka socota doorashada lixdii kursi ee igu dambeysay kuraasta taalla degaannada Dowlad goboleedka Puntland. Guddiga doorashooyinka...

Deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo oo ay ka taagantahay xaalad biyo La’aaneed

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walbo bilahan oo kale marka lagaaro waxaa biyo yareeya wabiga Jubba oo mara deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka jubbada hose...