Muqdisho oo ay ka socoto u diyaar garowga maalmaha xoriyadda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh Iyo Wasiirka Wasaaradda...
Madaxweyne Trump oo sheegay in Israel iyo Iran ay gaareen xabad joojin dhameystiran
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Iran iyo Israel ay gaareen heshiis xabad joojin ah oo dhaqangeli doona lix saac ka dib.
Madaxweynaha...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle oo Faahfaahisay Waxqabadka Wasaaradda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Ceynte, ayaa sheegay in Wasaaradda uu hoggaamiyo ay ka go’an tahay Horumarinta kaabayaasha dhalinyarada...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=KlNzoLDGnpw
Maamulka gobolka Nugaal oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay gudoomiyaha Degmada Kismaayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka gobolka Nugaal xildhibaanno iyo masuuliyiin kale ayaa xafisyada xarunta gobolka Nugaal ku soo dhaweeyey guddoomiyaha degmada Kismaayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya
Dhakhaatiirta Degmada Dhoobley oo Hooyooyiinka ku booriyay ilaalinta xiliga Naas nuujinta Ubadka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caanaha naaska Hooyada ayaa ah cuntada ugu wanaagsan ee ilmuhu helo Kuwaas oo haddii ilmuhu sifiican u nuugo uu ku noqonaayo mid ka...
Kulan looga Hadlayey Ka hortaga tahriibka oo lagu qabtay Magaalada Badhan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa waxaa lagu qabtay Kulan u dhaxeeyay Dhalinyarada, Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Badhan iyo qeybaha kala duwan...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=wpF742qTE6U
Agab lagu karsado cunnada oo ku shaqeynaya Soolarka Cadceeda oo lagu soo bandhigay Galkacyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay agab cusub oo ku shaqeeya soolarka cadceeda islamarkana loogu talo...
Maraakiib xamuulka qaada oo ka leexday marinka Hormuz.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saddex markab oo qaada shidaalka iyo kiimikooyinka ayaa beddelay jihadoodii kana leexday marin-biyoodka Hormuz, sida ay muujinayaan xogta raadraaca maraakiibta oo ay soo...