Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horreysay laga furay Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska, taas oo noqotay tii ugu horreysay oo laga hirgeliyo guud...
Bulshada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay ilaalinta Dhirta iyo bad qabka Deegaanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii u danbayay Guud ahaan Dalka waxaa ku soo badanayay xaalufka Dhirta oo dhibaato ba'an ku ah Deegaanka taasi oo dadka qaar Ganacsi...
Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay horumarinta luqadda afka Hooyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Magaalada Jowhar ayaa waxaa loogu baaqay in ay si weyn u ilaashadaan, u dhowraan, islamarkaana u horumariyaan luqadda afka hooyo ee Soomaaliga,...
Bulshada Caabudwaaq oo taageeray shirka nabadaynta ee dhawaan lafilayo in uu ka furmo Huurshe.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulamo ay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ku taageerayaan shirka nabadaynta ee dhawaan la filayo in uu ka furmo Huurshe ayna soo...
CIA-da Mareykanka oo tageerytay hadalkii Trump ee la xirriirtay duqeyntii Iran
Madaxa CIA-da ee dalka Mareykanka, ayaa taageeray aragtida madaxweyne Trump ee ah, in duqeymaha Mareykanka uu ka geystay xarumaha Nukliyeerka ee Iran, uu geystay...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine
https://www.youtube.com/watch?v=nuquRPHjcg8
Baarlamaanka Iran oo u codeeyay in la joojiyo wada shaqayntii hay’adda Atoomikada QM
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baarlamaanka Iran ayaa u codeeyay in la hakiyo wada shaqeyntii ay la lahaayeen hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ilaalinta Nukliyeerka, sida ay ku...
Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo kulan la qaadatay Hay’adaha ka howlgala Deegaannada Jubbaland
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen hay’adaha caalamiga...
Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug oo kormeeray dhismaha ka socda jidka xiriiriya Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug ayaa si weyn u taageertay mashruuca dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb,wadada ayaa muhiim u ah isku socodka...
Haween ah ka socday Dowlad goboledka Galmudug oo lagu soodhaweeyay Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullaahi ayaa Xarunta Horumarinta Haweenka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweysay...