Carwooyinka lagu iibiyo taleefoonada casriga ah oo ku soo badanaya Deegaanka Dhoobley

0
213

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo Taleefoonada Casriga ah ayaa mudooyinkii dambe ku soo badanayay Deegaanka Dhoobley taasi oo qeyb ka ah Horumarrada kala duwan oo ay ku talaabsaneyso Magaalada.

Cabdullahi Cadicasiis Siraad. ayaa ka warramaya