Carwada bandhigga Warshadaha Soomaaliyeed oo ka furantay magaalada Muqdisho.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bandhigga Carwada Wershedaha dalka oo ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro hal-abuur aha ayaa laga daahfuray magaalada Muqdisho waxaana Bandhiigan furitaankiisa kasoo qayb-galay masuuliyiin ay kamid yihiin Guddoomiayaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda Rugta Ganacsiga dalka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa