Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dalka Canada ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray dhammaan xayiraadihii safarrada ee uu sababay COVID-19 labadii sano ee lasoo dhaafay, waana tallaabadii u dambeysay ee lagu qaadayo shuruudihii ku xirnaa safarka.
Laakiin dhanka kale waxaa lagu soo warramayaa in markale kiisaska COVID-19 ee dalkaasi uu kordhayo.