Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Ee Mamulka Gobolka Banadir ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Buundada Via Uganda Ee Isku xerta Dagmoyinka Waabari Iyo Xamr Jajajab
Dhagax Dhigan Ayaa waxa Kaqeyb Galay Gudoomiyayasha Dagmoyinka waabari iyo Xamar Jajab Gudoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee gobolka Banaadir.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa.






