Bulshada Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar oo Bilaabay dayactirka Wabiga Shabeelle.

0
191

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qeybaha kala duwan ee bulshada Xaafadda Kulmis oo horkacayo gudoomiyaha xaafadaasi Maxamed Cabdullahi Ciise ayaa bilaabay howllo lagu dayactirayo wabiga shabeelle gaar ahaan qeybta uu ka maro xaafadaasi.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya