Bulshada xaafadda Jamhuuriya oo codsaday inaan laga dhax rarin MCH-ka xaafadaasi.

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee xaafadda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan ayaa codsaday inaan bulshada laga dhax rarin MCH-ka xaafadda oo la qorsheynayo in meel kale loo raro.

Bulshada ayaana si maalinla ah uga faa’iideysanaya adeegyada uu bixiyo MCH-ka.

Qeybaha kala duwan ee bulshada xaafadaasi dagan ayaa muujiyay in aysan ku qanacsaneen in MCH-ka goobtan laga guuriyo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya