Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho iyo qaybo ka tirsan gobolada dalka si gaar ahna gobolada Hiiraan,Banaadir,Mudug,Galgaduud iyo gobolka Gedo qaybo kamida uu ka da’ay roob aad u xoogan kaas oo meelaha qaar watay daadad ayaa hay’ada maraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA waxaa ay Mar kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday inay ka fogaadaan hareeraha wabiyada dhulka buuralayda ah iyo gobaha biya mareenada ah madama iyadoo wali meelaha qaar fatahaad aysan ka dhicin halak Deegaanada Qaar daad uu ku rogmaday looga Barakacay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa