Bulshada reer Jubbaland oo loogu baaqay kaqeyb qaadashada Qorshaha Horumarinta Jubbaland

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) oo ka hadlay muhimada u dadka reer Jubbaland u leyahay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ayaa sheegay inu muhimad weeyn u leyahay guud ahaan reer Jubbaland kana qeeb doonaan horumarka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa