Bulshada oo laga digay Dhibaatooyinka ka dhalan kara Daawooyiinka sida qaldan loo isticmaalo.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay u badan yihiin kuwa isticmaala Daawooyin aan dhaqtar u soo qorin iyo kuwa Daawooyinka loo soo qorey hadana si qaldan u isticmaala, taasoo saameyn Caafimaad qofka ku yeelata,waxaana sabab u ah Faham daro iyo Wacyigelin la’aan dadka ka heysata.

Hadaba Maxay tahay halisaha ugu weyn ee ka imaan karta Daawooyinka oo si qaldan loo isticmaalo iyo Bukaanka waxyaabaha laga doonayo in uu sameeyo marka dhaqtarka Daawada u soo qoro.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya