Bulshada Maamulka Waqooyi Bari oo looga digey khataraha ka dhasha Roobabka.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa bulshada ku nool gobollada Waqooyi Bari u dirtay fariimo wacyigelin ah oo ku saabsan ka digista khataraha ka dhasha roobaadka.

Fariimahan oo ay soo diyaarisay Waaxda Yaraynta Khataraha iyo Ka Digista Masiiboyinka  ayaa lagu xusay digniino iyo talooyin muhiim ah oo la xiriira sidii bulshada looga wacyigelin lahaa khataraha duufaannada fatahaadaha iyo daadadka ka dhalan kara roobabka ka curtay Degaanada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa