Bulshada ku nool Jubbaland oo loogu baaqay in Carruurta la Tallaalo.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa bulshada Jubbaland ugu baaqay in ay carruurtooda siiyaan tallaalka cudurka dabeesha kaas oo ka biloowday deganada Jubalaand.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa