Bulshada ku nool Dhoobley oo si weyn u isticmaala Raashinka wadaniga.

0
276

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Soomaaliya ayaa ayaa leh Wabiyo islamarkaana ah mid ku wanagasan wax soo saarka Beeraha balse Bulshada Soomaaliyeed ayaan uga faa’iideeysan sidii la rabay.

taasi oo jirta ayaa Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay siweyn uu isticmaalaan Cuntooyinka Wadaniga walo ay sheegeen Dadka Iibiya Cuntooyinkaasi in ay ka keensadaan meelo Fog-fog.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya