Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan waxaa jirta duruus Diini ah oo laga bixiyo Masaajida oo kale sida barashada Tafsiirka Qur’aanka kariimka, Axaatiista iyo casharo kale kuwaas oo dhamaantood muhiim ah.
Bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaana loogu baaqay in xiliyada ay firaaqada hayaan ka faa’iidaystaan casharada diiniga ah ee laga bixiyo Masaajidada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya