Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Dowlad goboledka Jubblaand ayaa wada dadaalo lagu dhiraynayo Deegaanka si loo yareeyo qataraha ka dhasha saamaynta isbadalka cimilada uu ku reebo Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya