Bulshada dhusamareeb oo loogu baaqay ilaalinta jarista dhirta.

0
80

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada Golaha Deegaanka Dhuusamareeb oo bulshada ugu baqay ilaalinta dhirta .

Inta badan dhirta dalkeena wax sameyn ku yeeshay burburkii dalkeena soo mara taa oo ay ka dhaxashey inay sanhelin daryeelkii ay ubaaneed taa bedelkeedka dadka reer mihiga ahb ayaa dhirta jara si ay noloshooda ugu mareeyaan madaba dalka inta badan ay sameysa abaarta bahsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa