Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay xoojinta Nabada Degmada.

0
149

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa bar bilowga badhaadhaha iyo liibaanta nololeed,waana asaaska uu ka unkamo Horumarka iyo isbedelka tolmoon ee ummadi samayso Nabada iyo Nolosha waa laba isku sidkan.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo aan wareysi layeelanay ayaan wax ka weydiinay dhibaatooyinka laga dhaxlo nabad la’aanta iyo sida loogu dadaali karo ilaalinta nabada iyo Horumarkeeda iyagoona bulshada ugu baaqay xoojinta Nabada Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa