Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay inay ku dadaalaan wax akhriska.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aaqrisku waa qudinta,kobcinta, kor uqadida, maskaxda Haweenku waa hagaha tarbiyadaynta iyo Horumarinta   bulshada maadama Hooyada ay tahay soo saaraha waxa ugu qalisan Aduunka waa inay ka fikirto sidey usoo saari lahayd ubad meel walba ka dhisan xaga dineed iyo dhaqanba.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa wxaa ka Jiro naadi ay ku midaysanyihin Gabdho ku nool Degmada iyagona bulshada Qaybaheda kala duwan ku Dhiri galiya wax akhriska iyo Faa’iidoyiinka u leyahay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa