Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Muuse Cabdi garas oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlagala xarumaha caafimaad ee ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Bulshada Degmada ugu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ay nadaafadoodu hoo seeyso si loo heelo Bulsho caafimaad qabta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya