Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Meelo badan oo kamid ah Dalka ay ka curteen Roobabka Gu’ga ayaa Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose loogu baaqay in ay bilaabaan Tacbashada Beeraha maadamo la guda galay Xili Roobadka Gu’ga.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya