Bulshada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay ilaalinta Dhirta.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faa’iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha lama soo koobi karo. jirista Dhirta ayaa ka dhalan karto dhibaatooyin ay ka mid yihiin Nabaad guurka Degaanka,daaqa xoolaha oo yaraado,Abaaro iyo Fatahaadaha kusoo noqnoqda dalka.

Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa fah-faahin kabixiyay sida loo ilaalin karo Deegaanka loogana hortagi karo xaalufinta Dhirta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya