Bulshada Degmada Dhoobley oo la faray kor u qaadista Nadaafadda.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida Nadaafadda Deegaanka ayaa muhiim u ah bulshada si looga hortago cuduradda ka dhalan kara nadaafad darrada.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatada caafimaad ee ay bulshada u horseedi karto nadaafad darrada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya