Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni.
Magaalada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Maamulka Degmada.
Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay Micnaha Nabadda iyo Faa’iidooyinka ay u leedahay Bulshada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay