Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Carmo ee xaruunta Gobolka Bari ayaa laga dhagax dhigay dhismaha daryeelka dadka dhimirka ka xanuunsan.
Xaruuntan oo noqon doonto goob daryeel ayuu qorshuhu yahay in laga dhiso goob Caafimaad, Waxbarasho iyo deegaan oo lagu daryeelo dadka dhimirka ka xanuunsan.
Qaar kamid ah Culimada Degmada Carmo ayaa dadka muxsiniinta ugu baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xaruunta daryeelka dadka dhimirka ka xanuunsan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya