Bulshada Deegaanka Tagaabeeye oo codsaday in laga taageero Adeegyada aasaasiga ah.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaannka Tagaabeeye oo hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kormeer loogu kuur galayo baahiyaha ka jira deegaankaas ku tagay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Bu;shada deegaankaas ayaa sheegay inay u baahanyihiin in laga taageero adeegyada Aasaasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa