Bulshada Deegaanka Qaam-Qaam ee Gobolka Jubbada Hoose oo lagu amaanay ilaalinta dhirta.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaam qaam oo ah Deegaan Aas aasmay 1991kii kadib bur burkii Dowladii Dhexe ee soomaaliya ayaa dadka dagan waxa ay sameesteen xeer hoosaad qeexaya ciqaabta uu la kulmi karo qofka ku xad gudba dhirta Deegaanka taasi oo sababtay in deegaanka uu noqdo mid ka tilmaaman Deegaanada kale.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS ayaa dadka dagan deegaanka Qaam-qam ku amaanay sida ay u ilaalinayaan dhirta.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya