Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Deegaanka dhinowda ee bariga Gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin ka dhashay Isbadalka Cimilada.
Magaaladan oo ku taala bad waynta Hindiya waxaa dhamaan duugmay guryahii ku yaalay Deegaanka waxaana laga Barakacay inta badan xaafadaha Magaalada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya