Bulshada Carmo oo loogu baaqay ka qayb qaadashada dhismaha wadooyinka Magaaladaasi

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xubno ka mid ah Maamulka gudiga horumarinta wadooyinka Magaalada Carmo ee Dowlad Goboledka Puntland oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Agaasimayaasha waaxyo kamid ah Dowlada hoose ee degmada Carmo ayaa kormeeray dhismaha wadooyin laami ah oo si isku tashi ah ay ku hirgaliyeen bulshada iyo Maamulka Degmada Carmo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa