Bulshada Baydhabo oo loogu baaqey in Qashin aan lagu Shubin Biyo Mareeenada.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo, gaar ahaan Waaxda Caafimaadka iyo Faya-dhowrka, ayaa waxay ku howlantahay Shaqooyinka maalinlaha ee Nadaafada Magaalada,iyadoo Qashinka ka gureysey Wadooyinka gaar ahaan Kanaalada Biyo Mareenada oo ka muuqatay Nadaafad daro bahsan.

Goobaha ay Waaxda Caafimaadka iyo faaydhoorka Dowlada Hoose Baydhabo Nadaafada ka sameysey ayaa waxaa kamid ah Xaafada Wadajir iyadoona Kanaalada Biyaha Qashinka laga Nafiifiyey Maadaama lagalayo Xili Roobaad.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa