Booliiska Degmada Cadaado oo soo saaray amaro laxariira Xaalufka dhirta Deegaanka.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliska Booliska Degmada Cadaado ayaa soo saaray amaro laxariira jarista dhirta degmadaas iyo degaanada hoostaga.

Taliyaha saldhiga Booliska Cadaado Maxamed Cadceed Cismaan ayaa sheegay in tilaabo adag ka qaadi donaan cid kasta oo ay ku qabtaan ka ganacsiga dhirta.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya