Biyo yari soo Wajahday Dadka deegaanka Biyo-cade Ee Shabeeladda dhexe.

0
169

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Biyo-cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka jira abaaro xoogan iyado dadka ku nool deegaankaasi ay wajahayan biyo yare bahsan waxana sameysay noolasha deegaanka dadka iyo dunyada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa