Biyo la’aan soo food saartay xoola dhaqatada Degmada Aadan Yabaal.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoolo dhaqtada ku nool dhulka miyiga ah ee hoos taga Degmada Aadan Yabaal ayaa ka cabanaya biyo yari haysata iyaga iyo xoolahooda.

Xoolo dhaqtadan oo meelo fog ka keeno xoolahooda ayaa markii ay yimaadaan ceelka waxeey xiliyada qaar ceelka ay ka wayaan biyo taasoo sabab u ah in ceelka marna laga helo biyo marna laga wayo madaama uu ku shaqeeyo soolar.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya