Biyo la,aan laga soo sheegayo deegaanka Hoosiingow ee Gobolka Jubada Hoose

0
200

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Guddoomiyaha Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada-hoose Cabdiqaadir Cumar Shire oo la hadlay Idaacadda Sanguuni ayaa sheegay in deegaankaasi ay ka jirto xaalad nololeed, Guddoomiyuhu waxa uu xusay in baahida ugu wayn ee ay qabaan dadka deegaanku xiligan ay tahay Biyo la,aan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya