Biyo la’aan baahsan oo ka jirta degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira biyo la’aan baahsan taasoo horseeday in deeganno ka fog biyo looga keeno islamarkana ay iibsadan bulshada Magaalada.

Ceel riig ah oo dhawaan laga qoday degmada Feerfeer ayaa biyiihiisa ay noqdeen kuwa dhadhanaan oo aysan cabi karin dadku.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya